×

{{warnings.Header}}

{{warnings.Text}} Läs mer

Kom igång med Kontantkort

SIDAN U BILOW KAADHKA LAGU SHUBTO

Hej!

Salaam!

Vad kul att du har valt Comviq. Här är ditt SIM-kort som både funkar i mobilen och surf-plattan. Så här kommer du igång:

Way fiicantahay inaad dooratay Comviq. Halkan ayuu ku jiraa SIM-kaadhkaagii oo ku shaqaynaaya mobaylka iyo tabledka labadaba. Sidan ayaad u gashanaysaa:

1
SIM-kortet finns i tre olika storlekar: Waxa jira saddex kaadh oo dhumucdoodu kala duwan tahay:

Standard, Micro och Nano. Vilken storlek som passar går att läsa i manualen till din mobil.

Standard, Micro iyo Nano. Nooca dhumucdiisu ku haboontay waxa laga akhriyi karaa warqada la socota mobaylkaaga.

Tryck försiktigt ut det SIM-kort som passar till din mobil och sätt in det i mobilen. Här ser du i vilken ordning du ska trycka ut SIM-korten. Tryck försiktigt. Om du trycker ut ett för litet kort är det risk att det inte funkar.

Si taxadir leh usoo saar SIM-kaadhka ku haboon mobaylkaaga oo gali mobaylka. Halkan ayaad ka arkeysaa siday u kala horeysa ee aad u riixayso SIM-kaadhka. Si taxadir leh u riix. Haddii aad dib u soo riixdo kaadhka yar ayaa laga yaabaa inaanu shaqaynin.

2
Starta mobilen Shid mobaylka
3
Tanka ditt kontantkort Soo booqo comviq.se

För att börja använda ditt kontantkort behöver du först tanka någon av våra prisplaner. Det gör du enklast på comviq.se eller i Comviq-appen.

Si aad u bilowdo inaad isticmaasho kaadhkaaga lacagta lagu shubto, waxaad u baahan tahay inaad marka hore ku shubato mid ka mid ah qiimayaasha kushubashadayada. Taas waxaad si dhibyar uga samaynaysaa comviq.se ama Comviq-appen.

Bra att veta: Waxa fiican in la ogaado:

Läs mer om våra prisplaner, tanka, håll koll på ditt saldo, se hur mycket surf du har kvar och få svar på vanliga frågor i vår app eller på comviq.se.

Ka sii akhri macluumaad dheeraad ah oo qiimayaasha kushubashadayada ku saabsan, waxaad kaga shuban kartaa lacag, ka eegi kartaa hadhaagaaga, ka arki kartaa inta internedka kuu hadhsan oo aad jawaabta su'aalaha caadiga ah ka heli kartaa app kayaga ama bogga comviq.se.

Du kan också tanka på följande ställen:
Ica, Pressbyrån, 7-Eleven, Teknikmagasinet, Circle K, ATG-ombud, via din bank eller i en kiosk som säljer Comviq.

Waxaad sidoo kale lacag kaga shuban kartaa goobahan:
Ica, Pressbyrån, 7-Eleven, Teknikmagasinet, Circle K, wakiilka-ATG iyadoo bangi-gaaga la soo maraayo ama tukaanka iibiya Comviq.

Tips! Tilmaan!

I Comviq-appen och på comviq.se kan du hålla koll på surfen, se dina betalningar och få svar på vanliga frågor.

Comviq-appen iyo bogga comviq.se ayaad ka arki kartaa hadhaagaaga internedka, lacagaha aad bixisay iyadoo aad jawaabta su'aalaha caadiga ah ka heli karto.

Få koll på samtal och surf med vår smidiga app! Adigoo isticmaalaaya app-kayaga fudud kala soco intaad ku hadashay iyo internedkaad isticmaashay!
Stäng

Vi har cookies för bästa upplevelse

Fortsätter du använda vår webbplats godkänner du att cookies används. Läs mer om cookies